RW Xamsa oo ka qeyb galay xafladda qalin jabinta dufcadii 1-aad ee Machadka Dacwada iyo Daraasaadka Islaamka ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb galay munaasabadda qalin jabinta Dufcaddii Kowaad ee heerka Master-ka Dacwadda iyo…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.