BS
BBC Somali· 6 maalmood ka horPuntland oo ku adkeysatay in aan maalgashi kalluumeysi laga sameyn karin xeebaheeda

Xiriirka Puntland iyo dowladda federaalka ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay xumaa, iyadoo arrinta ugu weyn ee la isku diiddan yahay ay tahay wax ka beddelka dastuurka.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.