BS
BBC Somali· 1 saac ka horBaro weriyahan soo tebiyey 18 koob adduun

Koobkii Adduunka ee ugu horreeyay ee uu ka soo warramay wuxuu ahaa kii 1958-kii ee lagu qabtay dalka Sweden, xilligaas oo xiddigii weynaa ee reer Brazil, Pelé, uu jiray 19 sano oo keliya.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.