Yareynta sonkorta ka hor da'da labo sano oo lala xiriiriyo caafimaad maskaxeed oo ka wanaagsan
Daraasad ayaa soo jeedinaysa in cunista sonkor yar inta lagu jiro sannadaha hore ee nolosha ay faa'iido u leedahay caafimaadka maskaxda ee muddada dheer, balse caddaynta arrintan weli ma aha mid gebi ahaanba la hubo.