BS
BBC Somali
· 4 maalmood ka horCaalamka

Markab badeeco qaada oo lagu weeraray meel u dhaw dekadda Xudeyda ee Yeman

Markab badeeco qaada oo lagu weeraray meel u dhaw dekadda Xudeyda ee Yeman

Hay'adda Hawlgallada Ganacsiga Badda ee UK ayaa sheegtay inay heshay warbixin ku saabsan weerar lagu qaaday markab xamuul ah meel u dhow dekedda Yemen ee Hodeidah.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.