Sacuudiga oo sheegtay in 11 qof oo rayid ah ay ku dhaawacmeen gudaha dalkeeda, iyadoo Xuutiyiinta ay ballaarinayan weerarrada ay ka fulinayaan gobolka.
Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in 11 qof oo rayid ah ay ku dhaawacmeen gudaha dalkeeda, iyadoo dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta ee Yemen oo ay Iiraan taageerto uu ballaarinayo weerarrada uu ka fulinayo gobolka.