Maxay Austria gurigii uu ku dhashay Hitler ugu beddeshay saldhig boolis?
Austria ayaa xarun booliis ka furtay gurigii uu ku dhashay Adolf Hitler. Dhismahani wuxuu ku yaallaa magaalada Braunau am Inn ee waqooyiga Austria, taas oo ay ku nool yihiin dad lagu qiyaasay 17,000 oo qof.