Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Qayb Galay Madal Heer Gobol ah oo Looga Hadlay Maalgashiga Caafimaadka

Nouakchott – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa magaalada Nouakchott ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.