SM
Shabelle Media Network
· 2 maalmood ka hor

Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Milatari

Taliyeyaasha Ciidamada Gaarka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Milatari

Rome, Talyaaniga – Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Rome ee dalka Talyaaniga kulan istiraatiiji ah kula yeeshay Taliyaha Taliska Ciidamada Gaarka ah ee …

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.