KT
Kaab TV
·

Xiisadda siyaasadeed ee Beledweyne oo sii xoogeysanaysa iyo kulamada Xawaadle

Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo wadatashiyo la xiriira mustaqbalka siyaasadeed ee gobolka Hiiraan iyo maamulka…