BS
BBC Somali· 2 saac ka horSaddex sababood oo Argentina u sahla inay goolal badan dhaliyaan oo aysan niyad-jabin

Iyadoo ay harsan yihiin laba kulan oo keliya ka hor Koobka Adduunka 2026, oo ay si wadajir ah u martigelinayaan Mareykanka, Kanada, iyo Mexico, waxaa jira arrimo badan oo soo jiitay dareenka taageerayaasha kubadda cagta.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.