BS
BBC Somali
· 23 saac ka horCaalamka

Iran iyo Cummaan oo ka wadahadlaya xaalada Marinka Hormuz

Iran iyo Cummaan oo ka wadahadlaya xaalada Marinka Hormuz

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran Cabbaas Caraqji ayaa wadahadallo la yeelan doona mas’uuliyiinta Cumaan kaddib markii uu gaaray Muscat.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.