BS
BBC Somali
· 2 saac ka horCaalamka

Halkuu ku muqan yahay hogaamiyaha ruuxiga Iran Mojtaba Khamenei?

Halkuu ku muqan yahay hogaamiyaha ruuxiga Iran Mojtaba Khamenei?

Mojtaba Khamenei, oo la sheegay in toddobaad gudihii ka dib dilkii aabbihii loo magacaabay hoggaamiyaha ugu sarreeya ee Iiraan, ayaan weli ka soo muuqan fagaarayasha shacabka.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.