DadkaMeelaha
RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Guddoomiyihii Hore ee Awdiinle iyo 150 Maleeshiyaad oo Isku Soo Dhiibay DF

Guddoomiyihii hore ee deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay, Ibraahim Kalaay, oo ay la socdaan qiyaastii 150 maleeshiyaad ah, ayaa waqtiyo kala duwan oo maanta ah isku soo dhiibay Ciidamada Qaranka ee…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.