BS
BBC Somali
· 5 maalmood ka horCaalamka

Askari Israa'iili ah oo muuqaal laga duubay isaga oo bam gacmeed ku dhex tuuraya gaari yaallay Daanta Galbeed

Askari Israa'iili ah oo muuqaal laga duubay isaga oo bam gacmeed ku dhex tuuraya gaari yaallay Daanta Galbeed

Ciidanka booliiska Israa’iil ayaa sheegay in askarigu u dhaqmay “si aan waafaqsanayn habraaca”, isla markaana uu bilaabay baaritaan ku saabsan dhacdada.

Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.