KT
Kaab TV
·

DEG-DEG: Dagaal Culus oo ka Socda Magaalada Baydhabo

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa maanta aad u kacsan, iyadoo gudaha magaalada laga maqlayo dhawaqa hubka culus iyo rasaas xooggan. Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka…