KT
Kaab TV
·

Uganda oo Soomaaliya u dirtay ciidamo cusub oo ka qeyb qaadanaya howlgalka AUSSOM+Sawirro

Dowladda Uganda ayaa Soomaaliya u dirtay cutub cusub oo ka tirsan ciidamadeeda milateriga, kuwaas oo ka qeyb qaadanaya howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kaddib…