DadkaMeelaha
RJ
Radio Jowhar
· 13 saac ka hor

Shirkii u dhexeeyay DF iyo Mucaaradka oo Natiijo la’aan ku soo dhammaaday

Wadahadalladii u socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha guddiyada dhinacyada mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan, iyadoo aan wax heshiis ah laga gaarin…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.