Garsooraha Soomaaliyeed Cumar Cartan oo farriin diray kahor fiinalka Super Cup
UEFA ayaa sheegtay in magacaabista Cumar lagu sameeyay heshiis iskaashi oo CAF iyo UEFA ay saxiixeen sanadkan, kaas oo looga gol leeyahay xoojinta wada shaqaynta labada dhinac.