SM
Shabelle Media Network
· 4 maalmood ka hor

Maamulka Waqooyi Bari oo aan ka mid noqon deegaannada laga hirgelinayo mashruuca $12 milyan ee horumarinta magaalooyinka

Maamulka Waqooyi Bari oo aan ka mid noqon deegaannada laga hirgelinayo mashruuca $12 milyan ee horumarinta magaalooyinka

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daahfurtay mashruuc caalami ah oo qiimihiisu yahay $12 milyan, kaas oo lagu xoojinayo adkeysiga magaalooyinka ee isbeddelka cimilada, hase yeeshee deegaannada uu ka arrimiyo Maamulka Waqooyi Bari kuma jiraan goobaha laga hirgelina…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.