Dhul gariir ka dhacay Masar
Dhulgariir cabbirkiisu ahaa 5.6 ayaa ka dhacay meel u dhow magaalada Suways (Suez) ee dalka Masar. Xarunta Cilmi-baarista Juqraafiga ee Jarmalka (GFZ) ayaa sheegtay, in dhulgariirku jaray ilaa 10 kiiloomitir.
Tebinta warbaahin kasta
RJ
Dhul gariir ka dhacay Masar
Dhulgariir cabbirkiisu ahaa 5.6 ayaa ka dhacay meel u dhow magaalada Suways (Suez) ee dalka Masar. Xarunta Cilmi-baarista Juqraafiga ee Jarmalka (GFZ) ayaa sheegtay, in dhulgariirku jaray ilaa 10 kiiloomitir.
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.