SM
Shabelle Media Network· 5 maalmood ka horWasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali (Dhaay), ayaa wada hadal dhinaca taleefanka ah la yeeshay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Amiir Faysal bin Farxaan Al Sacuud. Intii uu socday …
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.