SM
Shabelle Media Network
· 2 saac ka hor

Puntland oo digniin u dirtay Galmudug, kana hadashay xaaladda Gaalkacyo

Puntland oo digniin u dirtay Galmudug, kana hadashay xaaladda Gaalkacyo

Garoowe – Dowladda Puntland ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku cambaareysay waxa ay ku tilmaamtay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo uu wado Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Puntland…