Weerarrada Burcad-badeedda Soomaalida oo sii kordhaya, IMO oo ka digtay khatar ku wajahan maraakiibta caalamiga ah

MUQDISHO – Weerarrada ay burcad-badeedda Soomaalidu ku qaadaan maraakiibta ganacsiga ee maraya Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas ayaa sii kordhaya, sida ay sheegtay Hay’adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO), iyadoo laga digay khatar sii kordheysa oo ku wajahan maraakiibta caalamiga ah…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.