go’an laga gaaray Haweeney Shaqadeeda ku wayday uur ay laheyd

Xafiiska Ombudsmanka Takooridda ee Sweden (DO) ayaa go’aamiyay in Jaamacadda Lund aysan ku kicin takoor ka dhan ah haweeney uur leh, inkastoo jaamacaddu ay kala laabatay shaqo ay hore ugu bandhigtay…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Somaliska ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Somaliska.