SM
Shabelle Media Network
· 2 maalmood ka hor

Taliyaha Ciidanka Dhulka Turkiga oo Soo Gaaray Muqdisho si loo Xoojiyo Iskaashiga Difaaca

Taliyaha Ciidanka Dhulka Turkiga oo Soo Gaaray Muqdisho si loo Xoojiyo Iskaashiga Difaaca

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya, habraaca iyo sharafta …

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.