S
Somaliska
· Qurbaha

6 Qof oo ku Dhaawacmay Gaari Bus-ah oo ku Rogmaday meel u dhow Växjö

Bas ay saarnaayeen ku dhowaad 30 qof ayaa ku rogmatay waddada qaranka ee 25-ka (riksväg 25), meel u dhow magaalada Växjö ee gobolka Kronoberg, Sweden. Dad dhowr ah oo dhaawacmay ayaa ambalaas loogu qaaday isbitaalka.

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri Somaliska ↗
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Somaliska.