RJ
Radio Jowhar1 saac ka hor
Ciidamada Danab ee Gen Jimcaale oo MW Deni ku eedeeyay hurinta dagaal Sokeeye, Kana digay in weerar lagu qaado PSF
Ciidamada Danab ee Puntland, oo uu hoggaamiyo Gen. Jimcaale Takar, ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku eedeeyeen Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, inuu hurinayo dagaal sokeeye, iyagoo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗