SM
Shabelle Media Network· 4 maalmood ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Kaalintii Bulshada uu Ku Lahaa Imaam Maxamed Yuusuf oo lagu Aasay Muqdisho

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, duubabka dhaqanka iyo culumaa’udiinka Soomaaliyeed kala qeyb galay salaadda Janaasada Alle ha u naxariistee Imaam Maxamed Yuusuf Cali, oo …
Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.