BS
Iiraan miyaa ka dambeysa weerarrada dhanka biyaha ah ee ka dhacay Minnesota?
In ka badan 30 nidaam oo biyo-siin ah oo ku yaalla gobolka ayaa toddobaadkan wajahay weerar, iyadoo warbaahinta Mareykankuna ay tilmaamayso in laga yaabo inay Iran ka dambeyso arrintaas.
Ka akhri BBC Somali ↗