DF oo sheegtay in horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay G/Sh/Hoose
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan oo si isku dubbaridan loo fuliyay ka sameeyay deegaanka Hantiwadaag, kaas oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad iyo…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.