Xuutiyiinta oo ku dhawaaqay inay xayiraad badda ah ku soo rogeen Sacuudi Carabiya

July 20 (Jowhar)-Xuutiyiinta Yemen ayaa ku dhawaaqday inay xayiraad dhanka badda ah ku soo rogeen Sacuudi Carabiya, taasoo ah tallaabo cusub oo dagaal, isla markaana ballaarinaysa khatarta ku wajahan…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Jowhar News ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Jowhar News.