BS
BBC Somali· 6 maalmood ka horWarsame: "Marka ay walaalahey iskuulka aadayaan, aniga guriga ayaa leygu heyn jiray xitaa dadka gurigeenna yimaada waa leyga qarin jiray"

Warsame waxa uu la nool yahay xaalad caafimaad oo afka khalaad lagu dhaho Dwarfism, taas oo ah xaalad oo uu qofka qaangaarka ah dhererkiisu aad uga gaaban yahay celceliska dadka.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.