SM
Shabelle Media Network
· 3 maalmood ka horSiyaasad

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ka qeyb galay Madasha Guddiyada Doorashooyinka Afrika ee Masar

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ka qeyb galay Madasha Guddiyada Doorashooyinka Afrika ee Masar

Sharma El-Sheikh, Masar – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Cabdikariim Axmed Xasan, ayaa magaalada Sharma El-Sheikh ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar kaga qayb galay Madasha 10-aad ee Guddiyada Doorashooyinka Afrika. Madashan oo ay …

Warka oo dhammaystiran ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Shabelle Media Network.