Dadka lacagaha ugu badan ka helay iyo kuwa ku khasaaray Koobka Aadduunka

Koobkan adduunku wuxuu ka weynaa tartan kasta oo ilaa hadda la qabtay. Dalal badan oo ka qayb qaatay, ciyaaro badan oo la ciyaaray, iyo dad badan oo daawanayay ciyaaraha waxay la macno tahay lacag badan.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.