BS
BBC Somali· 1 saac ka horXuutiyiinta oo bar tilmaameedsaday garoon sacuudiga ku yaalla ayagoo u digay dayaaradaha isticmaala hawada dalkaas

Afhayeenka ciidamada Xuutiyiinta ayaa uga digay shirkadaha diyaaradaha inay ku duulaan hawada Sacuudiga "ka hor inta aan la qaadin xayiraadda garoonka diyaaradaha ee Sanca".
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.