BS
BBC Somali· 5 maalmood ka horCaqabad cusub oo haweenku ka wajahayaan dhanka uur-qaadista oo hadda la ogaaday

Khubarradu waxay sheegeen in isbeddellada la xiriira gabowga ee ku dhaca xuubka gudaha ee ilmo-galeenka ay noqon karaan sababta arrintan, isla markaana ay jirto rajo ah in mustaqbalka la heli karo daaweyn wax ka qabata.
Warka oo dhammaystiran ka akhri BBC Somali ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.