DadkaMeelaha
RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka horCaalamka

Ilaalada Kacaanka Iran oo ku dhawaaqay weerarro ay ku beegsadeen saldhigyo Mareykanku leeyahay

Ilaalada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa sheegtay inay bartilmaameedsatay saldhigyada Maraykanka ee King Faisal iyo Prince Hassan ee Urdun, iyadoo adeegsanaysa gantaallo iyo diyaarado aan duuliye…

Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.