RJ
Radio Jowhar· 2 saac ka horGolaha wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay dhismaha Golaha sare ee adeegga Garsoorka
Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo ka duulaya soo jeedinta Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xubnaha magacaabista ku imaanaya…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.