S
Somaliska
· 7 maalmood ka horQurbajoog

Richard Jomshof oo ku adkaystay mowqifkiisa ku aaddan Islaam Naceybka inkastoo dhaliilo loo jeediyay

Richard Jomshof oo ku adkaystay mowqifkiisa ku aaddan Islaam Naceybka inkastoo dhaliilo loo jeediyay

Richard Jomshof, oo ka tirsan hoggaanka xisbiga SD, ayaa sheegay inuu weli ku adkaysanayo mowqifkiisa muranka dhaliyay ee ku saabsan Islaamka, inkastoo uu dhaliilo kala kulmay xisbiyada ay wada shaqeeyaan ee heshiiska Tidö. Waxa uu sheegay: “Wax dhib ah uma arko inaan iraahdo …

Warka oo dhammaystiran ka akhri Somaliska
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Somaliska.