RJ
Radio Jowhar
·

Ciidanka Lafta gareen oo la wareegay Qansaxdheere

Ciidamada Taabacsan Lafta Gareen ayaa maanta dib ula wareegay gacan ku haynta degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay, kaddib howlgallo oo ay maalmihii la soo dhaafay ka socday duleedka degmada.…