BS
BBC Somali
·

Dil naxdin badan oo dumar lagula kacay oo cabsi iyo naxdin ku abuuray

"Waxa aan sameyo ma garanayo," ayay tiri Nokwanda Matshikiza iyada oo ooyneysa, iyadoo ka fekereysa dilkii loo geystay gabadh ay habaryar u tahay Dineo Motapane. "Laakiin waa in wax laga qabtaa." ayey raacisay.

Tebinta warbaahin kasta

Ka akhri BBC Somali
Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh BBC Somali.