KT
Kaab TV
· Ammaan

SJS oo been abuur ku tilmaantay sawir la sheegay inuu muujinayo xubno Shabaab ah oo jooga Diinsoor

Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate (SJS) ayaa sheegay in sawir lagu faafiyay baraha bulshada, kaas oo lagu sheegay inuu muujinayo xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo ku…