RJ
Radio Jowhar· 4 saac ka horCameroon iyo Gabon oo ku Baaqay in la soo Afjaro Howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Dalalka Cameroon iyo Gabon ayaa ku baaqay in Midowga Afrika uu soo afjaro howlgalka nabad ilaalinta ee AUSSOM ka wada Soomaaliya, iyagoo sheegay in la joogo waqtigii la soo gabagabeyn lahaa…
Warka oo dhammaystiran ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waa uruuriye. Warkan waxaa iska leh Radio Jowhar.