Xaaladda Shaqaalaha Markabka diyaaradaha qaada ee Maraykanka ee sugan xeebaha Iiraan oo laga deyrinayo
Kumannaan askarta Maraykanka ah oo in ka badan 250 maalmood ku sugan markabka diyaaradaha qaada ee USS Abraham Lincoln ayaa la sheegaya inay la tacaalayaan cunto yari, musqulaha oo ka sii xumaanaya iyo daal faro badan