Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

Booliska Puntland oo qabtay dhalinyaro Khamri ku iibinaysay Aaladda Tiktok.

Booliska Puntland oo qabtay dhalinyaro Khamri ku iibinaysay Aaladda Tiktok.

Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bari, ayaa magaalada Boosaaso ka fuliyey hawlgal…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media5 saac ka hor
Booliska Puntland oo qabtay dhalinyaro Khamri ku iibinaysay Aaladda Tiktok.
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Booliska Gobolka Bari, ayaa magaalada Boosaaso ka fuliyey hawlgal…
Ka akhri Horseed Media
RJ
Radio Jowhar2 saac ka hor
Koox TikTok u adeegsanaysay iibinta khamriga oo lagu qabtay Gobolka Bari
Taliska Qeybta Booliska Gobolka Bari ee Puntland ayaa shaaciyay in ciidamadu ay maanta soo qabteen koox lagu eedeeyay inay si sharci-darro ah uga ganacsanayeen khamriga, iyagoo baraha bulshada, gaar…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay