HM
Horseed Media
431 warar0 raacayaalBooqo bogga ↗
Kuwa ugu badan la riixay

HM
Horseed Media· 13 maalmood ka horPUNTLAND: Siyaasiyiin war ka soo saaray xiisadda ka taagan dooxada Kodmo.
Qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland ayaa War-murtiyeed ka soo saaray xiisadda ka taagan…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 11 maalmood ka horPuntland Absorbs Clan Forces as Senior Commander Returns to State Forces
GAROWE, Somalia — Puntland authorities say armed forces previously aligned with Somalia’s federal government have agreed to join the Puntland Defence Force, in a move that could further deepen…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 24 maalmood ka horMadaxweynaha Puntland oo Bosaso kula kulmaya Saraakiil ka socota Maraykanka.
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa inuu maanta Magaalada Boosaaso ku qaabilo Taliyaha…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 26 maalmood ka horHalyeeygii fanka Soomaaliyeed Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday dalka Mareykanka
Waxaa maanta dalka Mareykanka ku geeriyooday fannaan, jilaa, laxamiiste iyo muusikiiste **Axmed Cali Cigaal**, oo ka mid ahaa haldoorkii ugu saameynta badnaa fanka Soomaaliyeed muddo ka badan nus qarni.
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 11 maalmood ka horGen. Jimcaale oo aqbalay inuu dib ugu biiro ciidanka Daraawiishta Puntland.
Taliyaha ciidanka Danab ee fadhigoodu yahay xerada Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar, ayaa…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 24 maalmood ka horMaraykanka iyo Puntland oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo labada dhinac ah.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan xubno Wasiiro, Saraakiil Ciidan iyo La-taliyaal…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 26 maalmood ka horMadaxweyne Deni oo ka qaybgalay bandhigga Buugga “Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika”
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qaybgalay bandhigga buugga “Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika”,…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 5 maalmood ka horMashruuca Biyo-saarka Galkacyo oo bilowday & Madaxweyne Deni oo kormeeray.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray goobaha ay biyuhu fariistaan ee bartamaha magaalada Gaalkacyo,…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 9 maalmood ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey Koonfurta Magaalada Galkacyo.
Madaxweynaha Dowladda federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 9 maalmood ka horPuntland oo la wareegtey Taliskii Ligle & ciidankii Danab ee Gen. Jimcaale.
Xukuumadda Puntland ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtey guutada Danab ee ciidanka Daraawiishta Puntland horay…
Ka akhri Horseed Media ↗Wararkii ugu dambeeyay

HM
Horseed Media· 37 daqiiqo ka hor𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐁𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐑𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐦𝐛𝐚𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 3 saac ka horMadaxweynaha Puntland oo kormeeray dekedda Garacad.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Dekedda Garacad, isagoo xariggaa…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 6 saac ka horUK oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku boorisey wadahadal siyaasadeed oo loo dhan yahay.
UK ayaa ku boorrisay dowladda Federaalka Soomaaliya in la xoojiyo wada-hadal siyaasadeed oo loo dhan yahay,…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 8 saac ka horGuddiga doorashooyinka oo aqbalay go’aankii maxkamaddu ku laashay doorashadii Galmudug.
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa ku dhawaaqay inuu fulinayo go’aanka Maxkamadda Sare…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 10 saac ka horErdogan oo beeniyey in dalkiisu dano qarsoon ka leeyahay wadamada uu teegeerada siiyo.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ka hadlay siyaasadda dalkiisa ee ku wajahan dalalka uu Turkigu…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 20 saac ka horSomalia ranked among Africa’s happiest countries, report says
Somalia has been ranked among Africa's happiest countries in the latest World Happiness Report, placing fifth on the continent despite years of conflict and instability.
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 21 saac ka horSomalia hosts China business forum as government seeks to attract investment
Mogadishu, Somalia — Somalia has hosted a business forum with China as the government seeks to attract foreign investment and expand trade and commercial ties between the two countries.
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 21 saac ka horTurkey’s ‘agent’ in Somalia whips up fresh scandal with Northern Cyprus phone call
The federal government of Somalia was on August 21 forced into rapid damage limitation after a high-ranking parliamentary official publicly acknowledged the self-declared Turkish Republic of Northern…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 1 maalin ka horPUNTLAND: Beelo ku dagaalamay gobolka Mudug oo gogol nabadeed loo dhigay Garoowe.
Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay Magaalada Garoowe gogol nabadeed u dhigtay beelo…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 1 maalin ka horSawirro: Muxuu Madaxweynaha Puntland kala kulmay deegaanka xeebta ah ee Dhinowda?
Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta gaaray deegaanka Dhinawda ee Gobolka Mudug, halkaas…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 1 maalin ka horMadaxweyne Deni oo booqanaya deegaanka Dhinowda & Galmudug oo ka carootay.
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maalintii 4aad kujira safarkiisa Bariga gobolka Mudug ayaa ku wajahan…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 1 maalin ka horMaraykanka oo liiska dalalka argagixisada taageera ka saaray dowladda Suuriya.
Xukuumadda Donald Trump ayaa dowladda Suuriya si rasmi ah uga saartay liiska dalalka taageera argagixisada, kaddib…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 1 maalin ka horDeni oo saddex ballanqaad u sameeyey bulshada degmada Towfiiq.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa habeenimadii xalay kulan la qaatay maamulka iyo qaybaha kala duwan…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 2 maalmood ka horMadaxweyne Deni oo reer Towfiiq ugu baaqay in la joojiyo colaadaha soo laalaabtay.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo safar ku maraya…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 2 maalmood ka horSomalia’s Supreme Court Annuls Galmudug Election Results, Orders Fresh Vote
Somalia’s Supreme Court on Monday annulled the results of Galmudug’s concurrent parliamentary and local council elections, ruling that the electoral process failed to comply with the country’s…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 2 maalmood ka horMaxkamadda Sare oo Laashay Natiijadii Doorashada Isku-sidkan ee Galmudug.
Maxkamadda Sare ee dalka ayaa laashay natiijadii doorashadii isku-sidkanayd ee maamulka Galmudug, kadib markii ay maxkamaddu…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 2 maalmood ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay ardaydii kaalmaha hore ka gashay imtixaanka dugsiyada sare.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 2 maalmood ka horMadaxweyne Deni oo ka digey cawaaqib xumada ka dhalankarta duqaymaha xeebaha Puntland.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa si adag uga hadlay halista Puntland kaga soo wajahan…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 2 maalmood ka horPuntland oo ka digtey in lacago Madax-furasho ah la siiyo kooxaha burcad-badeedda Soomaalida.
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Puntland ayaa sheegtay inay si dhow ula socoto kororka dhacdooyinka…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 2 maalmood ka horKhasaare ka dhashay duqayn labaad oo ka dhacday xeebaha gobolka Nugaal ee Puntland.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Duqayn diyaaradeed oo galabta ka dhacday deegaanka Jiifle ee…
Ka akhri Horseed Media ↗