← Ku noqo bogga hore Hadda socda 3 ilo · la cusboonaysiiyay 11/10/2026
Puntland oo Badhan ka mamnuucday qaadashada hubka Puntland ayaa magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ka mamnuucday in ay hub ku dhexqaataan ciidamada iyo dadka shacabka. Amar ka
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday PP
Puntland oo Badhan ka mamnuucday qaadashada hubka
Puntland ayaa magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ka mamnuucday in ay hub ku dhexqaataan ciidamada iyo dadka shacabka. Amar ka
Ka akhri Puntland Post ↗ HM
Puntland oo mamnoocday in hub lagu dhexqaato Magaalada Badhan.
Maamulka gobolka iyo taliska qaybta booliska Puntland ee gobolka Sanaag ayaa Badhan ee xarunta gobolkaasi ka…
Ka akhri Horseed Media ↗ KT
Puntland oo hubka ka mamnuucday magaalada Badhan xilli loo diyaar garoobayo shir nabadeed
Maamulka Puntland ayaa magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ka mamnuucay in hub lagu dhexqaato magaalada, iyadoo go’aankan lagu sheegay mid lagu xoojinayo amniga, laguna abuurayo jawi nabdoon oo ay…
Ka akhri Kaab TV ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.