Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Puntland oo dhacdo qaadan waa ah ku tilmaantay colaadda gobolka Sanaag.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), ayaa sheegay in shaqaaqadii…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayHM
Puntland oo dhacdo qaadan waa ah ku tilmaantay colaadda gobolka Sanaag.
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), ayaa sheegay in shaqaaqadii…
Ka akhri Horseed Media ↗RJ
Puntland oo war ka soo saartay xal u helida colaada ka taagan G/Sanaag
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Puntland, Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), ayaa sheegay in shaqaaqadii dhexmartay beelaha walaalaha ah ee gobollada Sanaag iyo Haylaan ay marayso heer gabagabo ah, isagoo xusay in…
Ka akhri Radio Jowhar ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.