Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Ganacsade u dhashay dalka Sudan oo lagu diley deegaanka Dahabka laga qoto ee Milxo.

Ganacsade u dhashay dalka Sudan oo lagu diley deegaanka Dahabka laga qoto ee Milxo.

Ganacsade u dhashay dalka Suudaan oo lagu magacaabi jiray Cabdalle Suudaani ayaa lagu dilay deegaanka Milxo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Ganacsade u dhashay dalka Sudan oo lagu diley deegaanka Dahabka laga qoto ee Milxo.
Ganacsade u dhashay dalka Suudaan oo lagu magacaabi jiray Cabdalle Suudaani ayaa lagu dilay deegaanka Milxo…
Ka akhri Horseed Media ↗
KT
Kaab TV
Xiisad ka dhalatay muran dhuleed oo ka taagan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir
Wararka laga helayo degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in habeenkii xalay uu ka dhacay xaafadda Buulo xaaji dhacdo amni oo sababtay dhimashada ugu yaraan saddex qof iyo dhaawaca dad…
Ka akhri Kaab TV ↗
PP
Puntland Post
Dil ka dhacay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag
Wararka laga helayo deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaas xalay lagu dilay nin u dhashay dalka Suudaan
Ka akhri Puntland Post ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay